Articles Comments

Somali Exiled Journalists Association » Archive

Somalia: Armed assailants kill 3rd Journalist in a year

Somalia: Armed assailants kill 3rd Journalist in a year

Armed assailants killed today Mohamed Ibrahim Rageh, Somalia’s National TV and Radio journalist, while he was heading to his home in Dharkenley district of Mogadishu, UN funded Radio Bar-kulan reported. Late Rageh was among the exiled journalist, before he went back to Mogadishu the end of last year. Somali Exiled Journalist (SEJASS) condemn the killing, stating that it’s part of the campaign against the freedom of expression. “We strongly condemn the ongoing killings of Somali journalist, which seems … Read entire article »

Filed under: News in English

SEJASS oo cambaareysay dilka Wariye Max’ed Ibrahim rage

SEJASS oo cambaareysay dilka Wariye Max’ed Ibrahim rage

Kooxo hubeysan ayaa galabta ku dilay agagaarka gurigiisa oo ku yaalla degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, alla u naxariistee, Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo ka tirsanaa warbaahinta Qaranka Soomaaliya. C/raxmaan yuusuf Al- Cadaala oo ah agaasimaha warbaahinta dowladda ayaa u sheegay Radio Bar-Kulan, in wariyaha ay toogteen kooxo hubeysan xilli uu ka baxay shaqada galabta oo ah Axad, iyadoo kooxaha dilka geystay oo aan si cad loo garan ay baxsadeen. Ururka suxufiyiinta qurba joogta Soomaaliyeed ee SEJASS, ayaa si … Read entire article »

Filed under: Wararka

Wariye Nuxurkeey oo Qarax ku dhintay

Wariye Nuxurkeey oo Qarax ku dhintay

Allaha u naxariistii, Maxamed Cali Xasan (Nuxurkey) ayaa shalay ku geeriyooday qarax ka dhacay agagaarka Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho. Wariye Nuxurkeey ayaa u shaqeynayay idaacadda Mustaqbal ee magaalada Muqdisho sidoo kale wuxuu ahaa wakiil-wareed ka tirsan idaacadda VOA laanteeda afka Soomaaliga. Ururka Saxafiyiinta qurba joogta Soomaaliyeed SEJASS, ayaa uga tacsiyadeeyay ehellada marxuumka iyo dhammaan bahda warbaahinta geerida ku timid wariye nuxurkey. Gudoomiyaha SEJASS, Ustaad Maxamed Cusmaan Xuseen (New York), ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay in … Read entire article »

Filed under: Wararka

Wariye ka tirsanaa Radio Shabelle oo Muqdisho lagu dilay

Wariye ka tirsanaa Radio Shabelle oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa saakay ku dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho wariye Cabdi-Xareed Cusmaan Aadan oo u shaqeynaayay idaacadda iyo TV-ga Shabelle ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa lagu weeraray meel u dhow gurigiisa, isagoo u socda xarunta idaacadda. Dhaawac kasoo gaaray weerarka ayaa loo geeyay cusbiyalka Madina, halkaas oo uu ku geeriyooday, sida ay sheegtay idacaadda Shabelle oo uu ka tirsanaa. Ururka wariyeyaasha qurba-joogta Soomaaliyeed ee SEJASS, ayaa si kulul u cambaareeyay dilka loo geystay wariye Cabdi-Xareed, … Read entire article »

Filed under: Wararka

Wariye Max’ed Max’ud Tuur-Yare oo dhaawac soo gaaray u geeriyooday iyo SEJASS oo Cambareysay

Wariye Max’ed Max’ud Tuur-Yare oo dhaawac soo gaaray u geeriyooday iyo SEJASS oo Cambareysay

Wariye Max’ed Max’ud Tuur-Yare oo ka tirsanaa idaacadda Shabelle ayaa xalay u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray weerar ay u geysteen koox hubeysan 21-kii bishaan. Dhaawaca Tuur-Yare oo lagu daaweynaayay Cusbitalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn uu u geeriyooday dhaawaca, markii lagu guuldarreystay in la daaweeyo. Ururka Wariyeyaasha Qurba-Joogta Soomaaliyeed ee SEJASS ayaa tacsi u diray dhammaan ehaladii iyo asaxaabtii uu ka geeriyooday Wariye Tuur-Yare oo ka tirsanaa idacaadda Shabelle labadii sano ee u dambeysay. “Waxaan si … Read entire article »

Filed under: Wararka

SEJASS oo cambaareysay wariye lagu dilay Laascaanood

SEJASS oo cambaareysay wariye lagu dilay Laascaanood

Ururka Saxfiyiinta qurba joogta Soomaaliyeed ee SEJASS ayaa si kulul u cambaareeyay falkii lagu dilay wariye Axmed Faarax Ilyaas (Saakin) oo u shaqeynaayay Universal TV. Koox hubeysan ayaa fiidnimadii 22-ka bishaan October rasaas ku furay wariye Axmed Faarax xilli uu kusii socday gurigiisa oo uu kasoo baxay shaqada, magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. “Aad baan uga xunnahay falka sida xaq-darrada ah loogu dilay wariye Axmed Faarax, kooxihii ka dambeeyay waa in cadaaladda la hor keenaa oo baaritaan … Read entire article »

Filed under: Wararka

Wariye Max’ed Max’ud Tuur-yare oo Caawa lagu dhaawacay Muqdisho

Wariye Max’ed Max’ud Tuur-yare oo Caawa lagu dhaawacay Muqdisho

Koox bastoolado ku hubeysan ayaa caawa salaadii maqrib kadib waxa ay dhaawaceen wariye Max’ed Max’ud Tuur-yare oo ka tirsan idaacadda shabelle ee magaalada Mudisho. Wariyaha ayaa la weeraray xilli uu kasoo baxay masaajid ku yaalla xaafadda Xaawo-Taako ee degmada Wadajir, oo uu kusoo tukaday salaadii Maqribka, waxa uuna kusii jeeday gurigiisa oo goobta ka dhawaa. Goob joogeyaal ayaa sheegay in wariyaha seddex xabbadood lagu dhuftay balse uu ka badbaaday kooxdii weerarka soo qaaday oo dooneysay in ay … Read entire article »

Filed under: Wararka

Sejass denounces killing of Somali Journalists, appeals to protect them

Sejass denounces killing of Somali Journalists, appeals to protect them

Somali exiled journalists based in Nairobi condemned the killing of second Somali journalist within 24 hours and called for Somali security segments to protect the journalists. Chairman of the Somali Exiled Journalists (SEJASS), Mohamed Osman New York said it is an upset to hear the second Somali journalist to be killed in Mogadishu in 24 hours. “It is shocking act and upset to hear the constant killings of journalist on their typical duty by unknown gunmen. No … Read entire article »

Filed under: News in English

Wariyihii labaad oo Muqdisho lagu dilay 2 maalin gudahood iyo SEJASS oo cambaareesay

Wariyihii labaad oo Muqdisho lagu dilay 2 maalin gudahood iyo SEJASS oo cambaareesay

Weriye lagu magacaabi jiray ALLAHA u naxariistee Axmed Cabdulahi Faarax oo u shaqeynayey wakaalada wararka SABA ee dalka Yemen ayaa lagu dilay saaka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Goob joogayaal ayaa sheegaya in weriyahaas ay kooxo bastoolado ku hubeysan ay rasaas ku fureen xili uu ku sugnaa agagaarka hoygiisa oo ku yaala degmada Wadajir halkaasoo uu markiiba ku naf baxay. Lama oga illaa hadda sababaha loo dilay weriyehaas iyo cida ka dambeysa dilkiisa hase ahaatee waxaa uu qeyb … Read entire article »

Filed under: Wararka

Wariyeyaal Caan ahaa iyo shacab badan oo Muqdisho lagu laayay

Wariyeyaal Caan ahaa iyo shacab badan oo Muqdisho lagu laayay

Qaraxyo isniidaamin ah ayaa lagu dilay maqribnimadii caawa (20-ka sep 2012), 3 wariye iyo 11 shacab ahaa oo ku sugnaa Maqaayad laga cunteeyo oo ku taallo agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya. Wariyaasha la dilay waxaa ku jiray C/sataar Daahir Sebriye oo ahaa gudoomiyihii Wariyaasha Qurba-joogta Soomaaliyeed ee Kenya ku nool (SEJASS) oo hadda ahaa madaxii barnaamijyada TV-ga qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cali Nuur oo ahaa madaxii wararka TV-ga qaranka Soomaaliyeed iyo agaasimihii idaacadda VOD C/raxmaan Yaasiin. Waxaa dhaawac soo gaaray … Read entire article »

Filed under: Wararka